Madaxii Shirkada McDonald oo shaqada looga eryay Sabab layaab leh !!

Madaxii shirkadda caanka ah ee sameysa cuntooyinka fudfudud ee McDonald, Steve Easterbrook,ayaa shaqada laga eryay kadib markii uu shukaansaday haweeney kamid aheyd shaqaalaha shirkadda. Maamulka guud ee shirkada ayaa war ay soo saareen ku sheegay in Steve Easterbrook uu ku xad gudbay nidaamkii u degsanaa shirkada uuna ku xadgudbay siyaasada ay ku shaqeyso shirkadda McDonland. Steve … Continue reading Madaxii Shirkada McDonald oo shaqada looga eryay Sabab layaab leh !!